10 ruux oo Beladweyne ugu geeriyootay fatahaadda Webiga Shabeelle
Wabiga Shabeelle ayaa ku fatahay magaalada Beledweyne oo ah xarunta gobolka Hiiraan ee dowlad gobaleedka Hirshabeelle. Wararka naga soo gaaraya magaalada ayaa waxa ay sheegayaa in fatahaad webiga ay sababtay...
Read more










