Wasiirka Qorsheynta XFS oo Jabuuti kula kulmay Xoghayaha Guud ee Urur Gobolleedka IGAD
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene ayaa kulan wax ku wax ku ool ah kula qaatay magaalada Jabuuti, Xoghayaha Guud ee Urur Goboleedka IGAD, Mudane,...
Read more











