Guddoomiye Aadan Madoobe oo magacaabay Guddi gaar ah oo warbixin ka soo diyaariya xaalada ka jirta xabsiyada
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe ayaa magacaabay guddi gaar ah oo soo dhameystira baarista Isla-markaana warbixin ka soo diyaariya xaalada ka jirta xabsiyada iyo maxaabiista...
Read more









