Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Hay’adda SoDMA “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa xarigga ka jaray xarunta cusub ee Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo ka hadlay munaasibadda ayaa ku...
Read more











