Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Wakiilka gaarka ah Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay uu u soo magacaabay dalkeenna Marwo Catriona Laing....
Read more










