Madaxweynaha JFS oo soo dhaweeyay Aqbalaadda warbixinta codsiga Soomaaliya ee ka mid noqoshada Dalladda Bulshada Bariga Afrika
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey aqbaaladda codsiga rasmiga ah ee dowladda Soomaaliya ay ku dooneysay ka mid noqoshada Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC), taas...
Read more











