Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Moscow kula kulmay dhiggiisa dalka Ruushka “SAWIRRO”
Wasiirka Arrimaha Dibedda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Huruuse oo booqasho tasmi ah ku tagey magaalada Moscow ee dalka Russia ayaa kulan la qaatay Dhiggiisa dalkaas Sergey Lavrov oo...
Read more











