Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga oo kormeeray xarun tababarka farsamada gacanta ah
Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka, Mudane Axmed Xuseen Cilmi, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta tababarka Farsamada ee Hano Academy, halkaas oo tababarro xirfadeed loogu qabtay dhallinyaro dalka...
Read more











