Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay in ardayda ka soo carartay colaadda Suudaan aysan ka kala go’i doonin waxbarashadooda
Agaasimaha Waaxda Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashada dalka Ismaaciil Yuusuf ayaa sheegay in Wasaaraddu ay waddo diiwaangelinta ardayda ka soo carartay colaadda Suudaan, si aysan hakad uga gelin Waxbarashooda oo...
Read more











