Madaxweynaha JFS “Shacabka Soomaaliyeed ha taageeraan qorshaha dowladda ee la-dagaallanka Khawaarijta iyo musuqmaasuqa”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo mas’uuliyiin iyo qaybaha kala-duwan ee bulshada kula tukaday salaadda ciidda masaajidka Isbahaysiga Islaamka ayaa dadka Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamkaba ugu hambalyeeyey...
Read more










