Lataliyaha Amniga Qaranka Madaxweynaha JFS oo soo xiray shirka Maareynta Hubka iyo Rasaasta ee Soomaaliya
Lataliyaha Amniga Qaranka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xuseen Macalin ayaa soo xiray shirka sannadlaha ah ee maareynta hubka iyo rasaasta oo la iskula meel dhigay habraacyada loo marayo qaadista Cuna-qabataynta hubka...
Read more











