Guddoomiyaha Hay’adda SODMA oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Sweden
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee Hey’adda Kulan kula qaatay Wafdi sare oo ka socday Hay'adda Iswidhishka ee horumarinta caalamiga ah (SIDA),...
Read more











