Xilliga la galayo imtixaanka shahaadiga dugsiyada Sare ee dalka oo la shaaciyay
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa shaacisay in 27-ka May 2023 la qaadayo Imtixaanka Qaranka ee Dugsiyada Sare ee Dalka. Haddaba waxaa la farayaa...
Read more











