Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo kormeeray xarunta cusub ee Wasaaradda Waxbarashada
Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaan maanta booqday Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Galmudug ee Magaalada Dhusamareeb. Madaxweyne Ku-xigeenka Galgmudug ayaa waxaa Wasaaradda Waxbarashada Galmudug ku soo dhaweyay Wasiirka...
Read more











