Hay’adda Nabad Sugidda oo digniin u dirtay qaar ka mid ah Ganacsatada
Hay'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa uga digtay Ganacsato Khawaarijtu ugu yeertay deegaannada ay Shabeellada hoose uga dhuumaaleysaneyso inay u hoggaansamaan Amaradooda.
Read more











