Guddoomiyaha Hay’adda SODMA oo booqday qaar ka mid ah Isbitaalada Garoowe “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Moallim Cabdulle oo safar shaqo ku joogo caasimadda Puntland ee Garoowe ayaa maanta booqday qaar kamid isbitaalada lagu dabiibayo dhaawacyada dagaalada ka socdo...
Read more











