Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray dalka Masar “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gelinkii dambe gaaray magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar. Guddoomiyaha ayaa...
Read more











