Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeeray xerada tababarka ciidamada ee TURKSOM
Wasiirka Gaashandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay, xerada tababarada ciidamada ee TÜRKSOM ee magaalada Muqdisho, waxaa Wasiirka halkaas ku soo dhaweeyay saraakiisha maamusha. Wasiirka...
Read more











