Guddoomiyaha Degmada Ceelberde Oo Ka Warbixiyay Diyaarad Gargaar Beni’aadannimo Siday Oo Ka Degtay Degmada
Guddoomiyaha Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool Haadi Siraad Cumar ayaa sheegay in maanta magaalada ay gaartay diyaarad siday gargaar beni’aadanimo oo loogu talagalay dadka ay abaartu saameysay ee ku nool...
Read more











