Ciidamada XDS iyo Kuwa Daraawiishta Galmudug Oo Gaaray Degmada Baxdo
Saraakiil ka tirsan xoogga dalka iyo daraawishta Galmudug ayaa gaaray Degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud. Ujeedka socdaalkooda ayaa ah sidii abaabul ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee ka socda Galmudug...
Read more











