Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay sharciga miisaaniyadda sanadka 2023-ka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2023 oo Todobaadkii tagay ay ansixiyeen Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha oo xusay kororka miisaaniyadda ayaa...
Read more











