Wasiirka Ganacsiga oo Saxiixay Xeer Nidaamiyaha Labaad ee Sharciga Shirkadaha
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar oo ay welinayaan Agaasimaha guud Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan, Agaasime Waaxeedyada iyo la-taliyeyaasha Wasaaradda, ayaa maanta si rasmi...
Read more











