Dhuusamareeb: Hanaanka diiwaangelinta Ganacsiyada oo laga hadlay
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga igo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa maanta guddoomiyey shirka howl-gelinta iyo xog-isweydaarsiga ee ku aaddan Hannaanka Diiwaan Gelinta Ganacsiyada Soomaaliya oo maalinkii labaad...
Read more











