Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Bogaadiyey Dadaalada Lagu Horumarinayo Caafimaadka
Raisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, oo warbixin ka dhagaystay Wasiirada Wasaaradaha Caafimaadka ayaa boggaadiyay dadaalka iyo wadashaqaynta Wasaaradda Cafimaadka Federaalka iyo Wasaaraddaha kale ee dowlad gobolleedyada,...
Read more











