Taliye Xijaar Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Howlgal Lagu Burburiyay Fariisin Argagixisadu Ku Lahayd Deegaanka Basra
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada sida gaarka ah u tababaran ay bur buriyeen Maxkamad-beenadkii argagixisada Al-Shabab ku lahaayeen deegaanka Basra ee Gobalka Shabeelaha Hoose. Taliyaha ciidanka Booliska...
Read more











