Wasiirka Diinta Oo Qaabilay Xubno Ka Socday Guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka Dowladda
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arr. Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo uu wehliyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Mudane Saalax Shariif Sayid Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay...
Read more











