Dardargalinta Gurmadka Abaaraha oo laga shiray “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa guddoomiyay shir ay yeesheen Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha, kaas oo diiradda lagu saarayay dardar gelinta howlaha gurmadka ee...
Read more











