AU delegation to visit Somalia on 19th of July
The commission of the African Union (AU) presents its compliments to the Embassy of the Federal Republic of Somalia in Addis Ababa and has the honour to inform that the...
Read moreThe commission of the African Union (AU) presents its compliments to the Embassy of the Federal Republic of Somalia in Addis Ababa and has the honour to inform that the...
Read moreSafaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si dhow ula socota heshiisyadii iyo qararadii laga gaaray arrimaha ciidamada Midowga Africa ee ku sugan Soomaaliya, waxayna safaaraddu mar kasta daba gal ku samaysaa...
Read moreDanjire Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jamhuuriyadda Serbia. Danjiraha ayaa kulan wax ku ool ah la qaatay Wasiirka Arrimaha gudaha Dalka Serbia Mudane...
Read moreAgaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dr.Cabdinaasir Mukhtaar Ibraahim ayaa kulan ballaaran la yeeshay Agaasimayaasha Waaxaha, Madaxda Qeybaha iyo Mashaariicda ee Wasaaradda. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dardagelinta Shaqooyinka u yeela...
Read moreKu Simaha Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Ethiopia ahna u qaybsanaha safaaradda JFS ee Midowga Africa iyo Hay’adda dhaqaalaha Qaramada Midoobay ee UNECA mudane Shaafici Nuur Calas ayaa xarunta...
Read moreRa’iisul Wasaare Ku xigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga qayb galay meertada 39aad ee Shir Madaxeedka Urur Gobolleedka IGAD oo looga hadlayay...
Read moreDoorashada Guddoonka Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka oo ay ku baratamayeen musharixiin u taagan Xilalka Guddoomiyaha, Gudoomiye ku xigeenka iyo Xoghayaha Guud ee Guddiga ee Afarta sanno ee...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga, isaga oo la wadaagay dadaalka Dowladda Soomaaliya...
Read moreWafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Dalka Mudane Mahdi Guuleed ayaa magaalada Nairobi ee Dalka Kenya uga qayb galaya meertada 39aad ee Shir Madaxeedka urur Goboleedka IGAD oo maalinta...
Read moreMadaxwaynaha JFS Mudane Xassan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Booqasho rasmi ah ku jooga dalka Turkiga ayaa booqday Safaaradda Soomaaliya ee Ankara. Madaxwaynaha ayaa diblomaasiyiinta iyo hawlwadeennada kale...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho