RW Rooble oo Shacabka uga tacsiyadeeyay qarax lagu dilay Sh. Cabdinaasir
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida ku timid Sheekh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo u geeriyooday qarax ay la beegsadeen argagaxisada Al-Shabaab,...
Read more








