Guddiga FEIT oo Xildhibaannada ka dalbaday inay waqtiga ilaaliyaan
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal-FEIT, ayaa Xildhibaannada Sharafta leh, Bulshada Soomaaliyeed iyo daneeyeyaasha Dooraashada ku wargeliyay in barri subax oo ay Taariikhdu tahay; 09.04.2022 ay shaqada Shahaada bixintu soconayso inta...
Read more











