Hantidhowrka guud oo ka digay in aan loo marin hannaan aan sharciga waafaqsaneyn hantida hey’addaha dowladda
Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa bilaabay hubin iyo dabagal ku sabsan sida loo maareyo xiliga kala guurka hantidad hey’addaha dowladda. Warbixin kasoo baxday xafiiska hantidhowrka ayaa lagu yiri "Xafiisku...
Read more










