Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo Beirut kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Lebanon “SAWIRRO”
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biilaal Cismaan ayaa sheegay in magaalada Beirut uu kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Lebanon oo ay ka wada hadleen xoojinta...
Read more










