Wasiirka Caafimaadka oo ka hadashay Mashruuca Damal Caafimaad
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka iyo Wasiirada Caafimaadka ee Dowlad Goboleedyada ayaa maanta yeeshay Shirka Guddiga Hogaanka Mashruuca Damal Caafimaad. Kulanka ayaa ku qabsoomay hanaanka fogaan aragga ee Zoom-ka,...
Read more











