Duqa Muqdisho oo qaabilay Wafdi ka socday WHO iyo UNICEF
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday hey’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO iyo Hey’adda...
Read more











