Shir looga hadlayay Amniga garoonka Aadan Cadde oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde. Shirka waxaa ka qaybgalay Wasiirka...
Read more










