Akhriso War-saxaafadeedka Daahfurka qaadashada Tallaalka ka hortaga COVID-19 ee Shaqaalaha Dowladda
Akhriso War-saxaafadeedka Daahfurka qaadashada Tallaalka ka hortaga COVID-19 ee Shaqaalaha Dowladda
Read moreAkhriso War-saxaafadeedka Daahfurka qaadashada Tallaalka ka hortaga COVID-19 ee Shaqaalaha Dowladda
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka jawaabaya falkii ciidammo ka tirsan AMISOM ku dileen dad rayid ah deegaanka Golweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose, ayaa u...
Read moreAgaasimaha Guud ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir Mudane Cabdirahman Cumar Sheekh Nuur ayaa xarigga ka jaray munaasabad dib u dhis iyo casriyayn loogu sameeyay dugsiga hoose dhexe iyo sare ee...
Read moreMadaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka. Madaxweynaha Jubbaland ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan casho sharaf ah oo ka dhacay Madaxtooyada Qaranka ku maamuusay diblomaasiyiinta iyo wafdiga Dowladda Turkiga ee ka qeyb galay munaasabadda...
Read moreRa’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta ka qayb galay munaasabad lagu xusayey toban sano guurada ka soo wareegtay dib usoo noolayntii xiriirka diblomaasiyadeed...
Read moreAfhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gaashaanle Cabdifataax Aadan Xasan ayaa sheegay in qaraxa gelinkii dambe ee maanta ka dhacay Muqdisho ay ku geeriyoodeen 4 ruux oo uu ku jiray qof naftii...
Read moreWasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garaoorka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, mudane Xasan Ibraahim Xasan, oo ay wehlinayaan Wasiir ku-xigeenka iyo Agaasimaha guud ayaa maanta booqosho ku tageen xarunta Maxkamadda...
Read moreMadaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta lagu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka. Madaxweynaha Galmudug iyo wafdigiisa ayaa waxaa si weyn...
Read moreShirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa si rasmi ah uga furmaya Afisiyoone maalinta Sabtida 21-ka Agoosto, 2021. Kulanka oo uu shir guddoomin doono R’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble waxa lagaga hadli...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho