Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Cabdullaahi Abyan Nuur
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Allaha ha u naxriistee Guddoomiyihii Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka heer Federaal Cabdullaahi Abyan...
Read more