Dhagayso Barnaamijka u Fiirso Fankaaga
Dhagayso Barnaamijka u Fiirso Fankaaga oo lagu waraysanayo Fanaan Cumar Dhuule Cali. Waxaana Barnaamijkan oo uu daadihinayo Wariye Idiris Xasan Diiriye uu ka baxay Radio Muqdisho 18-09-1975-kii. Halkan ka dhageyso...
Read more









