Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo Madaxda Boqortooyada Sacuudiga kala hadlay dhoofka Xoolaha Soomaaliya “SAWIRRO”
Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Dowladda Federalka Soomaaliya, Mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo oo casumaad rasimi ah ka helay Wasiirka Wasaaradda Bii'ada, Beeraha, Xoolaha iyo...
Read more











