Gudiga hirgelinta doorashooyinka ee Dowlad gobaleedka Galmudug ayaa soo saaray liiska ergada soo xuleysa saddex kursi oo ka mid ah Kuraasta Golaha Shacabka ee yaala Galmudug, kuwaasi oo kala ah;
HOP#139
HOP#051
HOP#49

Gudiga hirgelinta doorashooyinka ee Dowlad gobaleedka Galmudug ayaa soo saaray liiska ergada soo xuleysa saddex kursi oo ka mid ah Kuraasta Golaha Shacabka ee yaala Galmudug, kuwaasi oo kala ah;
HOP#139
HOP#051
HOP#49

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho