Duqa Caasimadda oo guddoomiyeyaasha degmooyinka kala hadlay maareynta daadadka ka dhashay roobkii Caasimadda ka da’ay “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir-gudoomiyay shirka Degmooyinka Gobolka Banaadir, kaasi oo ay ka qeyb galeen Saraakiisha Aminiga. Kulankaan oo looga...
Read more











