Guddiga qaabilsan dhismaha garoonka diyaaradaha Xudur oo la gaarsiiyay deeq lacageed “SAWIRRO”
Lacagtaan oo lagu wareejiyay guddiga isxilqaan ee qaabilsan dhismaha garoonka diyaaradaha degmada Xudur ayaa waxay ka timid Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...
Read more











