Wasiirka Howlaha Guud iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo dhagax dhigay waddo laami ah oo laga dhisayo Baydhabo
Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Macalin (Maaxamed Soomaali) oo safar shaqo ku jooga magaalada Baydhabo iyo Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis...
Read more











