Guddiga dabagalka mashaariicda Hirshabeelle oo Beladweyne kula kulmay he’yadaha kale duwan ee ka howlgala Hirshabeelle “SAWIRRO”
Guddiga Dabagalka Mashaariicda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ee heerka Wasiiro oo uu dhowaan magacaabay Madaxweynaha Hirshabelle ayaa maanta magaalada Beledweyne kula kulmay Hey'adaha kale duwan ee ka howlgala deegaannada Hirshabeelle, isla...
Read more











