Wasaaradda Amniga oo magacawday guddi soo baara dhacdadii Garoonka Aadan Cadde
Wasaaradda Amniga Gudaha oo magacawday Guddi soo baara Rabshadihii ka dhacay Khamiistii Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho. Hoos ka akhriso Magacyadda Guddiga:
Read moreWasaaradda Amniga Gudaha oo magacawday Guddi soo baara Rabshadihii ka dhacay Khamiistii Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho. Hoos ka akhriso Magacyadda Guddiga:
Read moreBismilahi Raxmani Raxiim Dowladda Federalka Soomaaliya waxa ay soo dhoweynaysaa soo jeedinta ku saabsan Ergey gaar ah oo ka socda Midowga Afrika, kaas oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi...
Read moreTartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto Idaacadda Radio Muqdisho ayaa waxaa caawa...
Read moreGuddoomiyaha Barlamaanka Carabta Caadil Al Casuumi oo dalalka Carabta ugu baaqay in ay taageeraan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta: Waxaan ugu baaqeynaa walaalaha Soomaaliya in ay u hoggaansamaan wada...
Read moreHay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa Shacabka iyo Siyaasiyiinta uga digtay in laga fogaado hurinta Colaad Sokeeye. Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa ka digay fidnada iyo hurinta colaad...
Read moreWasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada Koonfur Galbeed, Mudane Ilyaas Saciid Cali (Qalinle) ayaa maanta oo Jimco ah gaaray magaalada Baraawe ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Wasiirka waxaa garoonka...
Read moreTaliyaha Qeybta 60aad Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye guuto Maxamed Sheekh Cabdullaahi ( Ciirow) ayaa kormeer ugu tagey Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Qeybta 60aad oo Tababar Miino Baaris...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo guddoomiyay shir ku saabsan amniga caasimadda, ayaa faray in tallaabo deg deg ah laga qaado dadkii ka dambeeyay rabshadihii Garoonka...
Read moreThe State Minister for Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Mr. Balal Mohamed Cusman, received on Thursday at his office in the ministry in the capital Mogadishu, the Ambassador of...
Read moreTartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto Idaacadda Radio Muqdisho ayaa waxaa caawa...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho