Kulan looga hadlayay doorka dhallinyarada ee ka qeyb qaadashada siyaasadda oo lagu qabtay Dhuusamareeb
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr; Cabdiwali Axmed Maxamed ayaa sheegay in la joogo xilligii ku habboonaa ee dhallinyarada Galmudug loo jiheyn lahaa ka qeyb-qaadashada arrimaha siyaasadda dalka. Dr;...
Read more











