Akhriso khudbaddii Madaxweynaha ee xeritaanka Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka
Bismillaahi Raxmaani Raxiim Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare, Ra’iisul Wasaaraha iyo Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka iyo guud ahaan Golaha Xukuumadda, Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare,...
Read more









