Halkii uu xoreystay ayuu sanad kaddib kula xafladeystay, xilihiisana ku hantay “SAWIRRO”
Xiddigle Maxamed Axmed Salaad (Carab yare), Taliyaha horinta koowaad, ururka 83-aad, Guutada 14 Oktoobar ee ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed waxa uu ka mid ahaa saraakiishii hoggaamineysay howlgalkii 18-kii Maarso 2020...
Read more











