Suxufigii Larry King oo u geeriyooday COVID-19
Suxufiga Larry King Suxufigii weynaa ee Larry king ayaa ku dhintay isbitaal ku yaala magaalada Los Angles ee dalka Mareykanka. Larry oo ahaa 87 jir ayaa u dhintay xanuunka karoonha,...
Read moreSuxufiga Larry King Suxufigii weynaa ee Larry king ayaa ku dhintay isbitaal ku yaala magaalada Los Angles ee dalka Mareykanka. Larry oo ahaa 87 jir ayaa u dhintay xanuunka karoonha,...
Read moreWasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caddaaladda Galmudug mudane Maxamuud Guure Guuleed ayaa tilmaamay in haatan talaabooyin wanaagsan ay Galmudug u qaaday xagga hagaajinta Garsoorka, ayna socdaan qorshayaal arrimahaas lagu horumarinayo. Wasiir ku-xigeenka...
Read moreRa’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirweynaha Qaran ee warbixinta qiimeynta khataraha lacag dhaqidda (Money Laundry) iyo Maalgelinta argagixisada....
Read moreMadaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar dhulka ah kasoo amba qaaday magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud. Madaxweynaha Galmudug iyo wafdigiisa...
Read moreWasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa kulan looga hadlayay dardargalinta howlaha hortabinta leh ee Wasaaradda gaashaandhigga la qaatay Madaxda Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda iyo Xafiiska...
Read moreShirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyey Guddiga sare ee maamulka Hay’adda Qaran ee naafada Soomaaliyeed, xubin...
Read moreShan qof ayaa ku dhimatay dab xoog leh oo ka kacay machadka Serum ee dalka Hindiya. Dhismaha machadka ayaa ah goobta ugu weyn adduunka ee lagu farsameeyo talaalka cudurka COVID-19....
Read moreWasiiru Dowlaha Aminga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Farxaan Cali Axmed Wasaaradda Amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in gacanta lagu hayo saraakiishii iyo ciidankii ku lugta lahaa dilka...
Read moreMadaxweynaha la doortay ee Joe Biden ayaa loo dhaariyay inuu noqdo Madaxweynihii 46-aad ee dalka Maraykanka. Joe Biden ayaa xilka la wareegaya iyadoo cudurka karoona fara ba'an ku hayo Maraykanka...
Read moreShir looga hadlayay xoojinta Amniga caasimadda gaar ahaan degmooyinka ku xeeran garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan cadde oo muhiimad gaar ah u leh dowladda iyo shacabka Soomaliyeed ayaa maanta...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho