Wasaaradda Caafimaadka oo soo bandhigtay Istaraatiijiyada Nafaqada Qaranka 2020-2025 ”SAWIRRO”
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay Istaraatiijiyada Nafaqada Qaranka 2020-2025 (Somali Nutrition Strategy 2020-2025) taasi oo lagu qabatay Hotel Jazeera, Istaratiijiyadda ayaa taabanaysa himilooyinka...
Read more











